abwaanku wuxuu ku dhashay tuulo ka tirsan gobolka mudug oo layiraado qalaanqal kuna taal meel 30km u jirta degmada buurtinle kana xigta dhanka bari taariikhdu markay ahayd 1982 balse kuma barbaarin 1987 ayuu wuxuu uga wareegay muqdisho mudo markuu ku sugnaa labo sano ahna wuxuu kusoo laabtay gobolka mudug 1992 ayuu u wereegay dalka tanzania meeshaas oo uu kusoo qaatay dugsiga hoose ee tacliintiisa 1996 ayuu kusoo laabtay gobolka mudug gaar ahaan caasimada gobolka halkaas oo uu ku soo qaatay dugsiga dhexe/sare 2002 ayuu wuxuu uga soo wareegay dalka suudaan meeshaas oo uu hada ka wado jaamacada international university of africa (iua)
qaar ka mid ah asxaabtayda qaaligaa
asxaabtayda qaaligaa waxaa ka mid ah
c/laahi cabaas yuusuf yey (hubiye)
c/qaadir yuusuf maxamuud (daadir}
c/khayr salaad ahmed {aalto}
maxamuud cumar cawl {binji}
cumar daahir muuse {suufi}
faarax gaani cilmi
samsam muuse yaasiin (faal)
ayaan max'ed (aake )
nagala soo xiriir
kaaliyaa12@hotmail.com