kusaabsan bogga
sawirada
nagala sooxiriir
suuggaanta
suuggaanta1
Heeso
sawiro
sawiro kale
wararka
murtida
shirkada telefoonada ee barakaad galkacyo
waa abwaan kawtame
CAASHAQ heestaan caashaq waxaa curiyey abwaan kawtame dalmarwaana hees jacayl ah ee ku raaxaysi wacan caashaqii ayaan hore cindigeena sahansaday ha cidlaynin waligaa cidi yey isku keen dirin siduu caaqil hore yiri jacayl cadaw mawaayee waxa ay carbinayaan cindigaaga yay galin caashooy walaaleey waxaan ahay nin calaf iyo caashaq kaa sugaayee ha cidlaynin aayaha cimrigeed aduunyadu marba caynad weeyee caqli ruuxii kaashada ma cidloobo waligiis caashaqu sidiisaba waa midnoo cuntamayoo culimadu hirgalisoo dadku wada ciseeyee caashooy walaaleey waxaan ahay nin calaf iyo caashaq kaa sugaayee ha cidlaynin aayaha camalkii samaa iyo cawayskii dhexdeenii caadadii ha siidayn caloolyow ha igu ridin carfi iyo udgooneey daa'uus la cayneey ku caleema saartoo kuu taagay calankee caashooy walaaleey waxaan ahay nin calaf iyo caashaq kaa sugaayee ha cidlayni aayaha